Ad Code

Responsive Advertisement

Bushimaha qalalan

 

 Bushimaha qalalan

 

Waxaa aynu inta badan jecelnahay inaan yeelano bushimo jilicsan oo qurxan, hadaba sidaa la ajligeed waxaa loo bahanyahay inaan sameyno tips inaga caawinayo inaan yeelano bushimo jilcan oo macan.


Content:

1: maxaa keena in bushimuhu qalalan

2: maxaa looga hortagi karaa bushimo qalalka

3: si dabiici ah ee bushimaha loo jilciyo

 

Maxaa keena  bushimo qalalka?

Bushimo qalalka ma aha wax mar walba tagan oo bushimaha aan ka tagin balse waxay imaata waqti ama xalalado gooni , tusaale xiliga qaboobaha waxaa dhacda in bushimo qalal daran ay jiraan taaso keenaysa qabowga jira waqtigaa, waxaa kaloo keena neefta afka ka imata ama qofka oo ka neefsada afka waxay iyana keentaa af qalalka , waxaa kale oo aan xusi karnaa nafaqo yarida iyo fatamin la aanta taas oo keenta in uu afka noqdo mid aad u qalalan , marka uu aad u yarado vitamins ka B2&B3 waxaa uu afka noqdaa mid qalalan ,waxaa kale oo aan xusi karnaa Iyana falcelinta ka dhalata daawada ilkaha lagu cadeyo Iyana waa ay keentaa qalalka afka ama waxyaabaha products ka oo bishaha loo isticmaalo Iyana wa keenta af qalalka.

Waxaa kaloo keena af qalalka daawoyinka loo isticmaalo xasaasiyada sid sanboorka, cabista sigaarka Iyana waaa la mid oo waa keenta af qalalka , waxaa kale oo aan xusi karnaa inay keenan af qalalka species food taas oo cunada ka dib qofku dareemayo afka oo qalalay  

Maxaa looga hortagi karaa bushimo qalelka

Waxaa soo sheegnay waxa sababa inuu qofku afku qalalo hadaba waxaa sidoo kale kusoo gudbin maxaa xal u ah ama lagu joojin karaa af qalelka.








·       Afqalalka uu keenay qabowga waa wax dabiici ah oo la arko waqtiyada qaboobaha taaso inta badan keenta in uu afku qalalo oo uu si joogta ah ugu baahdo in uu qoyonado, waxaa inta badan fican in la isticmaalo Vaseline.

Vaselinetu waxay afka ka dhigtaa mid jilcan oo qoyan waxayna soo celisaa quruxda bushimaha iyadoo ka dhigta mid qoyan. Inaad isticmaasho Vaseline waa mid aad muhiim u ah xilliga qaboobaha lagu jiro iyo goor walba oo aad dareento in bushimuhu ku qalalanyihin.


Waxaanu ognahay in isticmaalka sigaarku uu leeyahay halis caafimaad hadaba waxaa wanagsan wixii caafimaad aan u fiicneyn in laga fogaado, waxaa kale oo uu keena af qalalka sidaa hore usoo sheegnay hadaba xalku waa inaad gabi ahaan aad joojiso isticmaalka sigaarka.

 

Cunada bisbaaska leh ama ku badan Iyana waxaa ay keenta in uu afku qalal noqdo sida aan ognahay bisbaasku cunistisa inta badan dadku wey jecelyihin taas oo keenta in si aad ah loo isticmaalo , waxaa Iyana fiican inaad iska yareyso ama aad iska joojiso cunista cunnada bisbaaska badan.

 

Sida dabiiciga ee bushimuhu u qurxan karaan waa adigoo si joogta ah u nadiifiya afka oo cadeysta, nadiifta afka ayaa keenta inuu bushimuhu noqdaan kuwo qurxan,

·        Waxaa isku dareysaa liin iyo malab oo aad marin bushimaha

·        Mari afka inta aadan seexan afka coconut oil

·        Sidoo kale mari inta aadan seexan aloe vera

·        Sidoo kale isticmaal yogar iyo hurud oo mari bushimaha

·        Sokor iyo liin

 



Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement