Maxaa isku aragtaa inaa tahay?
Arigtidada
shaqsiyaded eek u adan naftada waxay gogal dhig u tahay shaqsiyadada saxda ah,
hadaba side ayaa u aragtada naftada.
Ogaanshaha ama
ka warqabka gudaha waxaa ee keensataa garasha qofka tahay, uma baahan doontid
inaa qof isbarbar dhigto si aad u ogaato cida aatahay ama aadan ka shakin
naftada oo aadan khalad uga gelin nadtada.
Waxaa khasaaro
bartanka uga jirtaa marka aad naftada barbar dhigto cid kale, waxaana inata
badan dhacda inaa ka lunto wadadadii aadanna gaarin cidii aad raacday
wadadooda, durba waxaa isgaraayo dhibaatoyinka iyo marxalado aadan kusii tashan
imaatinkoda waxaana halkaa ku weyn tabartii aad laheed sidoo kale waxaa kula
gudboon niyad jab iyo guuldaro aad adigu sababsatay.
Inaa barato
wado kuu gooni ah noqoto qof yaqaan halka uu u socdo iyo waxa uu doonayo
noloshisa inuu xaqiijiyo waxay kuu sahlay inaa ka guulgaarto noloshada.
Hadii ay
kugu adagtahay ama aadan iswadi Karin weydiiso cid ku dhaanta inaa talo
weydisato. Taasina waxay kuu koobi waqtigii kaaga bixi lahaa oo aad si fudud
ayaa ku helo talo iyo tusaale, hadaba qofka kula taliya ama tusaale ku siiya
ama kaa caawiya inaa lugahaada ku istaagto ha isku dayin inaa isaga dhibaato u
horseedo ama aad qiyaanto.
Waxaa inta
badan la arkaa qof abaal galay, waxaase yar in la arko cid guda.
Ha noqon abaallaawe, hadaa gudi weyso oo waqtigu ku ciilo u ducee cida abaalka kuu gashay.
0 Comments